Maskax qayb bini'aadam ah qaybna jiir ah oo lagu sameeyay horumar sayniseed oo cusub
Cilmi-baarayaal ka tirsan Jaamacadda Stanford ayaa hidde ahaan wax uga beddelay jiirarka si ay u awoodaan inay qaataan unugyada maskaxda bini’aadamka oo ay si caadi ah ula shaqeeyaan.