Xuutiyiinta oo sheegtay inay beegsadeen xarumaha Shidaalka Aramco iyo saldhig Sacuudiga leeyahay
Xuutiyiinta oo ay Iran taageerto ayaa sidoo kale sheegay inay weerareen saldhig diyaaradeed oo Sacuudiga leeyahay iyo xarumo shidaal, balse mas’uuliyiinta Sacuudiga ma aysan xaqiijin labadaas weerar.